{"id":443734,"date":"2021-04-16T08:19:13","date_gmt":"2021-04-16T08:19:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443734"},"modified":"2021-04-16T08:19:13","modified_gmt":"2021-04-16T08:19:13","slug":"xiriirka-ingiriiska-iyo-falastiin-oo-gaaray-meel-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xiriirka-ingiriiska-iyo-falastiin-oo-gaaray-meel-hoose\/","title":{"rendered":"Xiriirka Ingiriiska iyo Falastiin oo gaaray meel hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ergada Falastiiniyiinta ee ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in xiriirka dalkaasi iyo Falastiin uu \u00a0gaaray meel hoose ka dib markii Ra&#8217;iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson uu ku dhawaaqay in uu ka horjeedo go&#8217;aanka Maxkamada Caalamiga ee Dambiyada ay ku barayo in Israel in ay gashay dambiyo dagaal.<\/p>\n<p>Ergada Falastiiniyiinta war qoraal ah oo ay soo dhigeen bartooda internet-ka ayaa lagu cambaareeyay ku hadalada ka soo yeeray madaxda Ingiriiska,waxayna ku tilmaameen mid aad looga xumaado.<\/p>\n<p>\u201cTallaabadaasi waxay muujineysaa meel hoose oo uu gaarsiisan yahay xiriirka diblomaasiyadeed,arintaasina waxay wiiqaysaa kalsoonida Boqortooyada Ingiriiska ee masraxa caalamiga ah\u201dayaa lagu yiri \u00a0qoraalkaasi.<\/p>\n<p>ICC-da ayaa bishii la soo dhaafay baaritaan rasmi ah ku sameysay xadgudubyo la sheegay inay ka dhaceen Daanta Galbeed ee la haysto, Bariga Qudus iyo Marinka Gaza.<\/p>\n<p>Boqolaal Israel ah ayaa halis ugu jira in maxkamad la soo taago,waxaana ku jiraan askar iyo shaqsiyaad sar sare oo siyaasadeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergada Falastiiniyiinta ee ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in xiriirka dalkaasi iyo Falastiin uu \u00a0gaaray meel hoose ka dib markii Ra&#8217;iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson uu ku dhawaaqay in uu ka horjeedo go&#8217;aanka Maxkamada Caalamiga ee Dambiyada ay ku barayo in Israel in ay gashay dambiyo dagaal. Ergada Falastiiniyiinta war qoraal ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443734","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443734\/revisions\/443736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}