{"id":443727,"date":"2021-04-16T08:07:33","date_gmt":"2021-04-16T08:07:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443727"},"modified":"2021-04-16T12:52:00","modified_gmt":"2021-04-16T12:52:00","slug":"taliyayaasha-ciidamada-xoogga-iyo-amisom-oo-dajiyay-qorshayaal-dhan-ka-ah-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyayaasha-ciidamada-xoogga-iyo-amisom-oo-dajiyay-qorshayaal-dhan-ka-ah-argagixisada\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga iyo AMISON oo dajiyay qorshe ka dhan ah argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Midowga Afrika ee Ciidamada \u00a0(AMISOM,ayaa ka qeybgalay Kulan laba maalmood ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho,isla markaana lagu qiimeynayay guulaha laga gaaray dhinaca waxqabadka ciidamada iyo \u00a0amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka \u00a0waxaa ka soo qeyb galay,Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa ,wakiilo ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya (FGS), taliyayaasha ciidamada xooga dalka Soomaaliya,kuwa AMISOM,saraakiil ka socotay xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,saraakiil ka tirsan howlgalka \u00a0UK \u00a0iyo dhowr ka mid ah. la-hawlgalayaasha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha ciidamada Xoogga iyo Amisom ayaa isku raacay in la dajiyo bartilmaameedyo ay ku midoobaan si loo xoojiyo howlgallada ka dhanka ah mintidiinta,iyadoo sidoo kale isku afgartay in horay loo dhigo doorka ku aadan sugidda amniga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Midowga Afrika ee Ciidamada \u00a0(AMISOM,ayaa ka qeybgalay Kulan laba maalmood ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho,isla markaana lagu qiimeynayay guulaha laga gaaray dhinaca waxqabadka ciidamada iyo \u00a0amniga Soomaaliya. Kulanka \u00a0waxaa ka soo qeyb galay,Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa ,wakiilo ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya (FGS), taliyayaasha ciidamada xooga dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443728,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443727","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443727"}],"version-history":[{"count":11,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443755,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443727\/revisions\/443755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}