{"id":443689,"date":"2021-04-15T12:22:36","date_gmt":"2021-04-15T12:22:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443689"},"modified":"2021-04-15T12:22:36","modified_gmt":"2021-04-15T12:22:36","slug":"xoghayaha-arrimaha-dibadda-mareykanka-oo-booqasho-aan-la-sii-shaacin-ku-tegay-afghanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xoghayaha-arrimaha-dibadda-mareykanka-oo-booqasho-aan-la-sii-shaacin-ku-tegay-afghanistan\/","title":{"rendered":"Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo \u00a0booqasho aan la sii shaacin ku tegay Afghanistan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Afghanistan .(SONNA):- <\/strong>Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken ayaa booqasho aan hore loo sii shaacin ku tegay maanta caasimadda Afghanistan ee Kabul.<\/p>\n<p>Warbaahinta caalamka ayaa sheegtay in Blinkin uu la kulmay madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa \u00a0ku dhawaaqay in ciidamada Mareykanka laga soo saari doono Afghanistan bisha September ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Dowladda Afghanistan ayaa soo dhaweysay go\u2019aanka Mareykanka, iyadoo ballan qaaday inay kala shaqeyn doonto Mareykanka dhameystirka qorshaha ciidamada looga saarayo\u00a0 dalkeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afghanistan .(SONNA):- Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken ayaa booqasho aan hore loo sii shaacin ku tegay maanta caasimadda Afghanistan ee Kabul. Warbaahinta caalamka ayaa sheegtay in Blinkin uu la kulmay madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalkaas. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa \u00a0ku dhawaaqay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443691,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443689\/revisions\/443691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}