{"id":443668,"date":"2021-04-15T08:35:34","date_gmt":"2021-04-15T08:35:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443668"},"modified":"2021-04-15T08:35:34","modified_gmt":"2021-04-15T08:35:34","slug":"nigeria-in-ka-badan-toban-qof-oo-ku-dhimatay-isku-dhacyo-u-dhaxeeya-laba-qowmiyadood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nigeria-in-ka-badan-toban-qof-oo-ku-dhimatay-isku-dhacyo-u-dhaxeeya-laba-qowmiyadood\/","title":{"rendered":"Nigeria: in ka badan toban qof oo ku dhimatay isku dhacyo u dhaxeeya \u00a0laba qowmiyadood"},"content":{"rendered":"<p><strong>Nigeria.(SONNA):-\u00a0<\/strong>Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay dagaal u dhaxeeya laba qowmiyadood oo wada deggan gobalka Gombe ee waqooyi-bari Nigeria.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobalkaas Inwa Yaxya ayaa u sheegay warbaahinta in qowmiyadaha Longoda iyo Wagga isku dagaaleen deegaanka Palanga oo ka titsan \u00a0gobalka Gombe.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha\u00a0 ayaa intaas ku daray in labada dhinac iska dileen 15 qof, sidoo kalena aya iska dhaawaceen dad tira badan.<\/p>\n<p>Maamulka gobalka ayaa soo rogay badnow si loo sugo amniga deegaanka loona joojiyo colaadda u dhaxeysa qowmiyadaha wada dega \u00a0gobalka Gombe.<\/p>\n<p>Isku dhacyadaan ayaa sababay in dad badan ka qaxaan deegaanka, iyagoo ka walwal qaba inuu sii ballaarto dagaalka u dhaxeeya labada qowmiyadood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nigeria.(SONNA):-\u00a0Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay dagaal u dhaxeeya laba qowmiyadood oo wada deggan gobalka Gombe ee waqooyi-bari Nigeria. Guddoomiyaha gobalkaas Inwa Yaxya ayaa u sheegay warbaahinta in qowmiyadaha Longoda iyo Wagga isku dagaaleen deegaanka Palanga oo ka titsan \u00a0gobalka Gombe. Guddoomiyaha\u00a0 ayaa intaas ku daray in labada dhinac iska dileen 15 qof, sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443668","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443670,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443668\/revisions\/443670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}