{"id":443630,"date":"2021-04-14T12:14:47","date_gmt":"2021-04-14T12:14:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443630"},"modified":"2021-04-14T12:20:23","modified_gmt":"2021-04-14T12:20:23","slug":"khasaaro-xoogan-oo-ka-dhashay-gaari-rakaab-ah-oo-miino-kula-kacday-meel-u-dhaw-deg-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khasaaro-xoogan-oo-ka-dhashay-gaari-rakaab-ah-oo-miino-kula-kacday-meel-u-dhaw-deg-balcad\/","title":{"rendered":"Khasaaro xoogan oo ka dhashay gaari rakaab ah oo miino kula kacday meel u dhaw deg. Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay halka 5 kale ay ku dhawacmeen ka dib markii gaari rakaab ah ay miino kula kacday meel u dhaw degmada Balcad ee gobalka Shabeelada Dhexe duhurnimadii maanta oo Arbaca.<\/p>\n<p>Abshir Maxamed Maxamud oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka Xooga ayaa xaqiijiyey dhacdada argagaxa leh ee rakaabka gaariga ay u gaysteen kooxda Al-Shabaab oo inta badan bartil maameysta gaadiidka wadooyinka si gaar wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaariga ayaa ahaa nooca Homey-ga loo garan ogyahay, waxana sidoo kalena la hadlay darawalka oo isugu kamid ahaa dadka musiibada ka badbaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay halka 5 kale ay ku dhawacmeen ka dib markii gaari rakaab ah ay miino kula kacday meel u dhaw degmada Balcad ee gobalka Shabeelada Dhexe duhurnimadii maanta oo Arbaca. Abshir Maxamed Maxamud oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka Xooga ayaa xaqiijiyey dhacdada argagaxa leh ee rakaabka gaariga ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":443634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443630","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443630"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443638,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443630\/revisions\/443638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}