{"id":443614,"date":"2021-04-14T11:45:03","date_gmt":"2021-04-14T11:45:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443614"},"modified":"2021-04-14T11:45:03","modified_gmt":"2021-04-14T11:45:03","slug":"safaaradda-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaaradda-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Bisha Ramadaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):-\u00a0<\/strong>Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay safaaradda ayaa lagu yiri: \u201c Aniga oo ku hadlaya magaca Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, waxaan hambalyo diirran oo ku saabsan munaasabadda bisha Ramadaan u diraya shacabka soomaaliyeed\u201d.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa intaas ku daray in dhammaan shaqaalaha Safaaraddu u rajeynayaan shacabka Soomaaliyeed Soon wanaasgan iyo caafimaada badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):-\u00a0Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan. Bayaan kasoo baxay safaaradda ayaa lagu yiri: \u201c Aniga oo ku hadlaya magaca Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, waxaan hambalyo diirran oo ku saabsan munaasabadda bisha Ramadaan u diraya shacabka soomaaliyeed\u201d. Bayaanka ayaa intaas ku daray in dhammaan shaqaalaha Safaaraddu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443614","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443618,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443614\/revisions\/443618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}