{"id":443587,"date":"2021-04-14T06:52:30","date_gmt":"2021-04-14T06:52:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443587"},"modified":"2021-04-14T06:52:30","modified_gmt":"2021-04-14T06:52:30","slug":"qaramada-midoobe-in-ku-dhaw-2000-oo-qof-oo-ka-qaxay-colaadda-daarfuur-ayaa-gaaray-chad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobe-in-ku-dhaw-2000-oo-qof-oo-ka-qaxay-colaadda-daarfuur-ayaa-gaaray-chad\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobe: in ku dhaw 2,000 oo qof oo ka qaxay colaadda Daarfuur ayaa gaaray Chad"},"content":{"rendered":"<p><strong>Suudaan.(SONNA):- <\/strong>Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in 1,860 qof oo ka qaxay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka Daarfuur\u00a0 ee Suudaan inay gareen dalka Chad.<\/p>\n<p>Mas\u2019uul u hadlay Qarmada Midoobe ayaa sheegay in dadkaan oo u badan haween iyo carruur ay u tallaabeen xadka dalka deriska la ah Suudaan ee Chad, iyagoo ka cararaya colaadaha qabiileed ee dhaawan ka dhacay Daarfuur.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulka ayaa intaas ku daray in dadka qaxay ay hadda u baahanyihiin meel ay ku hoydaan iyo waxey cunaan.<\/p>\n<p>Dagaalkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Daarfuur waxaa ku dhintay 144 qof, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 200 oo qof.<\/p>\n<p>Gobalka Daarfuur waxaa ku badan dagaalada u dhaxeeya qabiilada kuwaas oo inta badan isku dagaala kheyraadka deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suudaan.(SONNA):- Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in 1,860 qof oo ka qaxay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka Daarfuur\u00a0 ee Suudaan inay gareen dalka Chad. Mas\u2019uul u hadlay Qarmada Midoobe ayaa sheegay in dadkaan oo u badan haween iyo carruur ay u tallaabeen xadka dalka deriska la ah Suudaan ee Chad, iyagoo ka cararaya colaadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443588,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443587","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443589,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443587\/revisions\/443589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}