{"id":443581,"date":"2021-04-14T05:41:46","date_gmt":"2021-04-14T05:41:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443581"},"modified":"2021-04-14T05:45:43","modified_gmt":"2021-04-14T05:45:43","slug":"in-ka-badan-10-qof-oo-ku-dhimatay-shil-gaari-oo-ka-dhacay-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-10-qof-oo-ku-dhimatay-shil-gaari-oo-ka-dhacay-masar\/","title":{"rendered":"In ka badan 10 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Masar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Masar.(SONNA):- <\/strong>Guddoomiyaha gobalka Asyuud ee dalka Masar Cisaam Sacad ayaa sheegay in dadka ku dhintay shil gaari oo ka dhacay gobalkaas ay gaarayaan 20 qof.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray inay 3 qof oo kale ku dhaawacmeeen shilka.<\/p>\n<p>Gaariga shilka galay oo ah bas ayaa ka yimid magaalada Qaahira, wuxuuna kusii jeeday gobalada koofureed ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Dadkii \u00a0dhaawacamay ayaa loo qaaday isbitaal si loo daweeyo, halka sidoo kale maydadkii laga qaaday goobta shilku ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masar.(SONNA):- Guddoomiyaha gobalka Asyuud ee dalka Masar Cisaam Sacad ayaa sheegay in dadka ku dhintay shil gaari oo ka dhacay gobalkaas ay gaarayaan 20 qof. Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray inay 3 qof oo kale ku dhaawacmeeen shilka. Gaariga shilka galay oo ah bas ayaa ka yimid magaalada Qaahira, wuxuuna kusii jeeday gobalada koofureed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443582,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443581","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443581"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443586,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443581\/revisions\/443586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}