{"id":443524,"date":"2021-04-13T06:44:50","date_gmt":"2021-04-13T06:44:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443524"},"modified":"2021-04-13T06:44:50","modified_gmt":"2021-04-13T06:44:50","slug":"ciidamada-puntland-oo-gacanta-ku-dhigay-askari-dilay-qof-shacab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-puntland-oo-gacanta-ku-dhigay-askari-dilay-qof-shacab-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Askari Dilay Qof Shacab ah"},"content":{"rendered":"<p>Bosaaso (SONN):-Taliyaha Booliska Gobalka Bari G\/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay \u00a0sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan Ciidamada oo dil u Geestay Qof Shacab ah kadibna uu Goobta ka baxsaday.<\/p>\n<p>Ciidamada Oo Howlagal Sameeyay Kadib Dilka Marxuumka Ayaa Waxaa U Suurta Gashay In Gacanta Lagu Soo Dhigo Gacan Ku Dhiiglihii Dilka Geestay Oo Hada Ku Jira Gacanta Booliska.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G\/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Sheegay In ay\u00a0 Dhamaatay\u00a0 In Askari Markii Uu Dil U Geesto Qof Shacab Ah La Oran Jiray Waa Baxsaday Qofkasta Oo Dhibateeya Shacabka Cadaalada La Horgeyn doono<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bosaaso (SONN):-Taliyaha Booliska Gobalka Bari G\/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay \u00a0sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan Ciidamada oo dil u Geestay Qof Shacab ah kadibna uu Goobta ka baxsaday. Ciidamada Oo Howlagal Sameeyay Kadib Dilka Marxuumka Ayaa Waxaa U Suurta Gashay In Gacanta Lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":443525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443524","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443524"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443526,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443524\/revisions\/443526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}