{"id":443404,"date":"2021-04-12T09:36:42","date_gmt":"2021-04-12T09:36:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443404"},"modified":"2021-04-12T09:39:07","modified_gmt":"2021-04-12T09:39:07","slug":"suudaan-oo-qorsheyneysaa-inay-maxaabiis-ku-wareejiso-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/suudaan-oo-qorsheyneysaa-inay-maxaabiis-ku-wareejiso-itoobiya\/","title":{"rendered":"Suudaan oo qorsheyneysa inay maxaabiis ku wareejiso Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Suudaan.(SONNA):- <\/strong>Dowladda Suudaan ayaa qorsheyneysa inay Itoobiya ku wareejiso 60 maxbuus oo lagu qabtay iska hor imaadyadii ka dhacay xuduudda labada dal tan iyo bishii November.<\/p>\n<p>Qorshahaan maxaabis wareejinta ayaa lagu waday inuu dhaco isbuucaan laakin waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana \u00a0laga dhigay isniinta soo socota, sid ay sheegeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan ciidamada Suudaan.<\/p>\n<p>Ciidmada Suudaan ayaa sheegay in tillaabaadan caddeyn u yaahy sida Suudaan ay diyaar ugu tahay deris wanaag iyo iskaashiga\u00a0 labada dowladood.<\/p>\n<p>Bilihii lasoo dhaafay, wax aka socday xuduudda Suudaan iyo Itoobiya isku dhacyo hubeysan, iyadoo\u00a0 Suudaan sheegatay inay soo ceshatay dhul hore looga hestay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suudaan.(SONNA):- Dowladda Suudaan ayaa qorsheyneysa inay Itoobiya ku wareejiso 60 maxbuus oo lagu qabtay iska hor imaadyadii ka dhacay xuduudda labada dal tan iyo bishii November. Qorshahaan maxaabis wareejinta ayaa lagu waday inuu dhaco isbuucaan laakin waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana \u00a0laga dhigay isniinta soo socota, sid ay sheegeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443405,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443404","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443404"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443409,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443404\/revisions\/443409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}