{"id":443403,"date":"2021-04-12T11:09:54","date_gmt":"2021-04-12T11:09:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443403"},"modified":"2021-04-12T11:26:17","modified_gmt":"2021-04-12T11:26:17","slug":"maamulka-g-banaadir-oo-ka-hadlay-xaaladda-ami-ee-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-g-banaadir-oo-ka-hadlay-xaaladda-ami-ee-caasimadda\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/Banaadir oo ka hadlay xaaladda amni ee Caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ayaa sheegay in aan la aqbali doonin cid kasta oo isku dayda in ay sameyso\u00a0 xasilooni darro iyo khalkhal amni oo keena burbur.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka \u00a0oo goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in Xaaladda amni ee caasimadda Muqdisho ay tahay mid aad u wanaagsan ,isala markaana ay Ciidamada gacanta ku hayaan xaaladda nabadgelyo ee magaalada.<\/p>\n<p>Cali Yare \u00a0ayaa ku nuuxnuuxsaday in caasimadda ay tahay goob ay ku shaqeeyaan heyadaha dastuuriga ah ee dalka,sidaa daraadeena sharciga la horgeyn doono cid kasta oo ku xadgudubta shuruucda dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ayaa sheegay in aan la aqbali doonin cid kasta oo isku dayda in ay sameyso\u00a0 xasilooni darro iyo khalkhal amni oo keena burbur. Guddoomiye ku xigeenka \u00a0oo goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in Xaaladda amni ee caasimadda Muqdisho ay tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443411,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443403","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443403"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443416,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443403\/revisions\/443416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}