{"id":443389,"date":"2021-04-12T07:23:54","date_gmt":"2021-04-12T07:23:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443389"},"modified":"2021-04-12T07:32:06","modified_gmt":"2021-04-12T07:32:06","slug":"raisul-wasaaraha-xfs-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raisul-wasaaraha-xfs-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul Wasaaraha XFS oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sanad guuraddii 61 aad u diray ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya,sida lagu xusay qoraal ka soo baxay xafiiska Mudane Rooble.<\/p>\n<p>Qoraalkaan oo lasoo dhigay barta Facebook-ga ee RW rooble waxa uu u dhignaa sidatan<\/p>\n<p>Maanta oo ku beegan sanad guuradii 61aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaan hambalyo u dirayaa saraakiisha, saraakiil xigeennada, dableyda, alifleyda, xaasaskooda iyo qoysaskooda.<\/p>\n<p>CXDS waa laf dhabarta difaaca Qaranka Soomaaliyeed waana kuwa dhaxanta iyo dhamacda u taagan cadowgana u jilib dhigaya si aan nabad ugu ladno.<\/p>\n<p>CXDS waxaan u rajeynayaa guulo iyo horumar is daba joog ah , Waxaan Eebbe ka barayayaa in uu u naxariisto inta geeriyootay iyagoo Qaranka difaacaya una boogo dhayo kuwa dhaawacmay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sanad guuraddii 61 aad u diray ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya,sida lagu xusay qoraal ka soo baxay xafiiska Mudane Rooble. Qoraalkaan oo lasoo dhigay barta Facebook-ga ee RW rooble waxa uu u dhignaa sidatan Maanta oo ku beegan sanad guuradii 61aad ee Ciidanka Xoogga Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443389","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443389"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443392,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443389\/revisions\/443392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}