{"id":443366,"date":"2021-04-12T05:47:18","date_gmt":"2021-04-12T05:47:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443366"},"modified":"2021-04-12T05:47:18","modified_gmt":"2021-04-12T05:47:18","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-u-hambalyey-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-u-hambalyey-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashaandhigga XFS oo u hambalyey ciidanka Xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenada ,Alifleyda ,Dableyda iyo Dhammaan qoysaskooda Munaasabadda 12 April oo ku Beegan Aasaaska CXDS oo ay ka soo wareegtay 61 Sano.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Xoogga Dalka waa Astaan Qaran\u00a0 oo uu dalka leeyahay , waxa ayna u taagan yihiin oo loo carbiyey difaaca Dalkooda ,Dadkooda iyo Diintooda ,Waxayna ku Shaqeynayaan Qobobka 126 iyo 127 Ee Dastuurka Kumeel gaarka ah Ee Soomaaliya&#8221;ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji.<\/p>\n<p>Wasaaaradda Gaashaandhigga XFS oo kaashaneysa\u00a0 Taliska Xoogga Dalka ayaa\u00a0 bilowday qorshe ballaaran oo Ciidanka ay ugu mid noqonayaan Dhalinyaradda Waxbaratay Taas oo horseed u noqotay in guulo wax ku ool ah ay gaareen Ciidanka kuwaas oo\u00a0 qeyb ka noqdoona\u00a0 Difaaca Dalka iyo hogaaminta ciidanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenada ,Alifleyda ,Dableyda iyo Dhammaan qoysaskooda Munaasabadda 12 April oo ku Beegan Aasaaska CXDS oo ay ka soo wareegtay 61 Sano. \u201cCiidanka Xoogga Dalka waa Astaan Qaran\u00a0 oo uu dalka leeyahay , waxa ayna u taagan yihiin oo loo carbiyey difaaca Dalkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443366","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443366"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443368,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443366\/revisions\/443368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}