{"id":443326,"date":"2021-04-11T11:40:16","date_gmt":"2021-04-11T11:40:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443326"},"modified":"2021-04-11T11:40:16","modified_gmt":"2021-04-11T11:40:16","slug":"r-wasaare-rooble-oo-isku-badalay-laba-wasiira-oo-ka-tirsan-xukuumadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-rooble-oo-isku-badalay-laba-wasiira-oo-ka-tirsan-xukuumadda\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Rooble oo isku badalay laba Wasiira oo ka tirsan xukuumadda"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen \u00a0Rooble ayaa maanta isku bedelay labo Wasiir oo haayey xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<\/p>\n<p>Duraan Axmed Faarax,ayaa loo magacaabay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada,halka Maxamed C\/llaahi Salaad Oomaar uu noqday Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen \u00a0Rooble ayaa maanta isku bedelay labo Wasiir oo haayey xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Duraan Axmed Faarax,ayaa loo magacaabay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada,halka Maxamed C\/llaahi Salaad Oomaar uu noqday Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443328,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443326\/revisions\/443328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}