{"id":443310,"date":"2021-04-11T10:16:59","date_gmt":"2021-04-11T10:16:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443310"},"modified":"2021-04-11T10:16:59","modified_gmt":"2021-04-11T10:16:59","slug":"muwaadiniinta-chad-oo-u-dareeray-goobaha-codbixinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muwaadiniinta-chad-oo-u-dareeray-goobaha-codbixinta\/","title":{"rendered":"Muwaadiniinta Chad oo u dareeray goobaha codbixinta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Chad.(SONNA):-<\/strong>In ka badan 7 milyan oo ka mid ah muwaadiniinta Chad ayaa saakay u dareeray \u00a0goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha hoggaamin doono sanadaha soo socda dalkaas.<\/p>\n<p>Shacabka Chad ayaa kala dooranaya toban murashax oo u tartamaaya madaxtinimada dalkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha uu hadda xilka ka dhamaaday \u00a0Idriis Deby ayaa doonaya inuu ku guuleysto madaxtinimada Chad markii lixaad oo xiriir ah.<\/p>\n<p>Mucaaradka dalkaas ayaa sameeyay mudaaharaadyo looga soo horjeedo in madaxweyne idriis marki kale isa soo sharraxo, halka qaar ka mid ah hoggaamiyaasha mucaaradka ay ku baaqeen in la qaadaco doorashada.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobe ayaa Jimcihii ku baaqday in doorashadu noqoto mid u dhacda si nabad ah oo lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Idriis Deby oo 68 jir ah, dalkaasna xukumayay in ka badan 30 sano ayaa doonaya inuu mar kale ku guuleysto doorashada loo dareeray maanta oo Axad ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Chad.(SONNA):-In ka badan 7 milyan oo ka mid ah muwaadiniinta Chad ayaa saakay u dareeray \u00a0goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha hoggaamin doono sanadaha soo socda dalkaas. Shacabka Chad ayaa kala dooranaya toban murashax oo u tartamaaya madaxtinimada dalkaas. Madaxweynaha uu hadda xilka ka dhamaaday \u00a0Idriis Deby ayaa doonaya inuu ku guuleysto madaxtinimada Chad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443310","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443312,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443310\/revisions\/443312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}