{"id":443304,"date":"2021-04-11T09:48:11","date_gmt":"2021-04-11T09:48:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443304"},"modified":"2021-04-11T10:22:57","modified_gmt":"2021-04-11T10:22:57","slug":"wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-la-soo-wareegay-14-maxbuus-oo-ku-jiray-xabsiga-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-la-soo-wareegay-14-maxbuus-oo-ku-jiray-xabsiga-garowe\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda XFS oo la soo wareegay 14 maxbuus oo ku jiray xabsiga Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Cadaaladda XFS Mudane C\/qaadir Maxamed Nuur \u00a0ayaa sheegay in maamulka Cadaaladda ee Puntland ay ku wareejiyeen 14-maxbuus oo lagu soo xukumay dalka dibadisa,isla markaana ku jiray xabsiga Magaalada Garowe ee maamulka Puntland .<\/p>\n<p>Wasiirka oo u waramayey Warbaahinta Qaranka ayaa xusay \u00a0in maamulka Cadaaladda ee\u00a0 dowladgoboleedkaasi ay isku afgarteen sidii xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho loogu soo wareejin lahaa maxaabiistaasi.<\/p>\n<p>.Wasiirka Caddaaladda XFS ayaa sheegay in tallaabadaasi ay u qaadeen codsi ka yimid ehelada maxaabiistaasi oo ku sugan Gobolka Banaadi\u00a0 iyo deegaanada kale ee ku dhow.<\/p>\n<p>Mudane C\/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in xaaladda maxaabiistaasi ay tahay mid wanaagsan,wuxuuna intaa raaciyay in ay heli doonaan xoriyaddooda iyadoo la marayo shuruucda dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Cadaaladda XFS Mudane C\/qaadir Maxamed Nuur \u00a0ayaa sheegay in maamulka Cadaaladda ee Puntland ay ku wareejiyeen 14-maxbuus oo lagu soo xukumay dalka dibadisa,isla markaana ku jiray xabsiga Magaalada Garowe ee maamulka Puntland . Wasiirka oo u waramayey Warbaahinta Qaranka ayaa xusay \u00a0in maamulka Cadaaladda ee\u00a0 dowladgoboleedkaasi ay isku afgarteen sidii xabsiga dhexe ee magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443305,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443304","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443304","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443304"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443314,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443304\/revisions\/443314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}