{"id":443291,"date":"2021-04-11T03:06:28","date_gmt":"2021-04-11T03:06:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443291"},"modified":"2021-04-11T08:47:54","modified_gmt":"2021-04-11T08:47:54","slug":"talaalka-sinopharm-vaccine-oo-maanta-muqdisho-soo-gaari-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/talaalka-sinopharm-vaccine-oo-maanta-muqdisho-soo-gaari-doona\/","title":{"rendered":"Talaalka Sinopharm Vaccine oo maanta Muqdisho soo gaari doona"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, April 11, 2021- Dowladda aan saaxiibka nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saartay.<\/p>\n<p>Bishan aynu ku jirno 7-dii ayay ahayd markii Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Talaal covid-19 lagu gaynayo Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Cawaale Cali Kulane Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dalka Shiinaha ayaa\u00a0 hishiis ku aadan hilida talaalka ka hortaga cudurka aduunka Aafeeyey ee COVID-19\u00a0 la galay shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Maanta galinka danbe ayuu talaalka Sinopharm soo gaari doonaa caasimada Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, April 11, 2021- Dowladda aan saaxiibka nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saartay. Bishan aynu ku jirno 7-dii ayay ahayd markii Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Talaal covid-19 lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":443292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443291","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443291"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443303,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443291\/revisions\/443303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}