{"id":443212,"date":"2021-04-10T09:04:35","date_gmt":"2021-04-10T09:04:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443212"},"modified":"2021-04-10T09:04:35","modified_gmt":"2021-04-10T09:04:35","slug":"ugu-yaraan-20-qof-oo-mudaaharaadayaal-ah-ah-ayaa-lagu-dilay-myanmar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ugu-yaraan-20-qof-oo-mudaaharaadayaal-ah-ah-ayaa-lagu-dilay-myanmar\/","title":{"rendered":"Ugu yaraan 20 qof oo mudaaharaadayaal ah ah ayaa lagu dilay Myanmar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Myanmar.(SONNA):- <\/strong>Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa dhintay , kadib markii ciidanka Myanmar ay rasaas ku fureen mudaaharaadayaal \u00a0kasoo horjeeday xukunka \u00a0militariga ee dalkaas.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay inay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay rasaasta ciidanka.<\/p>\n<p>Ciidanka Myanmar ayaa awood u adeegsanaaya shacabka si ay u joojiyaan bannaanbaxyada dalkaas ka socda tan iyo markii ay afgenbiyeen xukuumaddii rayadka billaawgii February.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Myanmar.(SONNA):- Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa dhintay , kadib markii ciidanka Myanmar ay rasaas ku fureen mudaaharaadayaal \u00a0kasoo horjeeday xukunka \u00a0militariga ee dalkaas. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay inay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay rasaasta ciidanka. Ciidanka Myanmar ayaa awood u adeegsanaaya shacabka si ay u joojiyaan bannaanbaxyada dalkaas ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":443213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443212","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443215,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443212\/revisions\/443215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}