{"id":443141,"date":"2021-04-09T12:02:24","date_gmt":"2021-04-09T12:02:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443141"},"modified":"2021-04-09T12:49:19","modified_gmt":"2021-04-09T12:49:19","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-u-hambalyeeyay-ciidamo-ka-tirsan-xoogga-oo-ku-guuleystay-abaalmarinno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-u-hambalyeeyay-ciidamo-ka-tirsan-xoogga-oo-ku-guuleystay-abaalmarinno\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo u hambalyeeyay ciidamo ka tirsan Xoogga oo ku guuleystay abaalmarinno"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenadda , iyo dhammaan askartii maanta la dalacsiiyay ee ka qeyb qaadatay jabkii xoogaanaa ee dhawaan ciidamadu ay u geysteen kooxaha argagixisada\u00a0 oo weeraro fulaynimo ah ku soo qaaday Aw-dheegle iyo Bariire.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa sheegay in uu ugu Hambalyeeynayo Dalacsiinta ay ku muteysteen Difaaca dadkooda ,dalkooda iyo diintooda<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo\u00a0 \u00a0iyo Raysal Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay Sida ay uga go&#8217;an tahay Dib-u-dhiska ,Tayeeynta iyo dhiiragalinta\u00a0 CXDS.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa wada dadaallo Xooggan oo lagu dhiiragalinayo CXDS ,isla markaana lagu wiiqayo argagixisada.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"32\"><\/td>\n<td width=\"848\"><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenadda , iyo dhammaan askartii maanta la dalacsiiyay ee ka qeyb qaadatay jabkii xoogaanaa ee dhawaan ciidamadu ay u geysteen kooxaha argagixisada\u00a0 oo weeraro fulaynimo ah ku soo qaaday Aw-dheegle iyo Bariire. Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa sheegay in uu ugu Hambalyeeynayo Dalacsiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443142,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443141","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443141"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443146,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443141\/revisions\/443146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}