{"id":443104,"date":"2021-04-09T07:09:28","date_gmt":"2021-04-09T07:09:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443104"},"modified":"2021-04-09T07:12:04","modified_gmt":"2021-04-09T07:12:04","slug":"dadka-jabuuti-oo-u-dareeray-goobaha-codbixinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-jabuuti-oo-u-dareeray-goobaha-codbixinta\/","title":{"rendered":"Dadka Jabuuti oo u dareeray goobaha codbixinta"},"content":{"rendered":"<p>Dadka Dalka Jabuuti ayaa u dareeray goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi.<\/p>\n<p>Ilaa 215,000 oo ruux ayaa loo diiwaangaliyay in ay ka codeeyaan doorashada manta oo\u00a0 jimca ah ,iyadoo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo 73 jir uu la tartamayo ganacsade caan ah oo si weyn looga yaqaan Dalkaasi,kaas oo lagu magacaabo Zakaria Ismail Farah, oo ah 56 jir ku cusub siyaasadda.<\/p>\n<p>kormeerayaasha Caalamiga ah ee doorashada Jabuuti ayaa \u00a0sheegeen in howshu codeynta ay si habsami leh uga \u00a0socto dhammaan goobaha codbixinta.<\/p>\n<p>Xisbiyada mucaaradka ee ugu waaweyn \u00a0Dalka Jabuuti ayaa qaadacay ka qeybgalka doorashada madaxtinimo ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa doonaya in uu mar shanad qabto xilka madaxtinimo ka dib kolkii uu talada dalka Jabuuti la wareegay sanadkii 1999-kii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka Dalka Jabuuti ayaa u dareeray goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi. Ilaa 215,000 oo ruux ayaa loo diiwaangaliyay in ay ka codeeyaan doorashada manta oo\u00a0 jimca ah ,iyadoo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo 73 jir uu la tartamayo ganacsade caan ah oo si weyn looga yaqaan Dalkaasi,kaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443104","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443104"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443107,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443104\/revisions\/443107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}