{"id":442965,"date":"2021-04-08T07:57:18","date_gmt":"2021-04-08T07:57:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442965"},"modified":"2021-04-08T07:57:18","modified_gmt":"2021-04-08T07:57:18","slug":"madaxweynaha-masar-oo-digniin-u-jeediyay-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-masar-oo-digniin-u-jeediyay-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Masar oo digniin u jeediyay dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Masar.(SONNA):-Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa sheegay in khiyaar kasta uu u furan yahay ka dib markii ay fashilmeen wada hadaladii u dhexeeyay ka socday dalka Congo oo ku saabsanaa khilaafka ka dhashay biyo xireenka webiga Nile ee Itoobiya dhistay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">\u201cWaxaan walaalaha Itoobiya u sheegayaa in aysan na gaarsiin in hoos u dhacaan xaddiga biyaha webiga ee Masar heli jirtay haddii kale waxaa noo furan khiyaar walba,\u201d ayuu yiri madaxweyne el-Sisi.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Wufuud ka kala socota dalalka Masar, Itoobiya iyo Suudaan ayaa shir ku yeeshay\u00a0 caasimadda dalka Congo ee Kinshasa, iyadoo dhex dhexaadiyeyaasha Midowga Afrika ku guuldareysteen in ay is faham dhex dhigaan \u00a0dhinacyada is ku haya biyo xireenka webiga Nile.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Dhinaca kale, wasiirka waraabka dalka Suudaan ayaa soo saaray digniin Arbaca, isagoo sheegay in dalkiisa uu ka taagan yahay mowqif adag saamiga biyaha webiga Nile, waxaana uu xusay in loo baahan yahay dhinacyo kale soo farageliyo arrintan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Yasser Cabaas, ayaa sheegay in Suudaan ay heysato khiyaaraad ay kamid yihiin in qadiyadda la geeyo golaha ammaanka Qaramada Midoobay haddii Itoobiya dib u bilowdo buuxinta biyo xireenka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Itoobiya ayaa bilwoday dhismaha biyo xireenka weyn 2011 waxaana uu ahaa xudunka khilaafka dalalkan tan iyo waagaas.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masar.(SONNA):-Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa sheegay in khiyaar kasta uu u furan yahay ka dib markii ay fashilmeen wada hadaladii u dhexeeyay ka socday dalka Congo oo ku saabsanaa khilaafka ka dhashay biyo xireenka webiga Nile ee Itoobiya dhistay. \u201cWaxaan walaalaha Itoobiya u sheegayaa in aysan na gaarsiin in hoos u dhacaan xaddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442965","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442967,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442965\/revisions\/442967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}