{"id":442962,"date":"2021-04-08T07:39:45","date_gmt":"2021-04-08T07:39:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442962"},"modified":"2021-04-08T07:39:45","modified_gmt":"2021-04-08T07:39:45","slug":"horjoogayaal-iyo-maleeshiyaad-katirsan-al-shabaab-oo-lagu-dilay-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjoogayaal-iyo-maleeshiyaad-katirsan-al-shabaab-oo-lagu-dilay-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab oo lagu Dilay jubbada Hoose."},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Darawiishra Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Saraakiisha howlagalka hoggaamineysay ayaa sheegay in ay sigaar ah howlgalka uga fuliyeen degaannada,koban,Araare,Lafaha-ragga iyo Xero \u2013Shiid kuwaas oo dhamaantood u dhaw degaanka Buula \u2013Gaduud ee Gobalka Jubbada Hoose.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Guddoomiyaha degaanka Buulo-Gaduud \u00a0Mahad Mataan Buulle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgalka ay sameeyeen Ciidamada lagu dilay ilaa 10 isugu jira Saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Guddoomiyaha waxaa uu sidokale sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay, isla markaana la doonayay in Maleeshiyada Al-Shabaab looga saaro degaannada howlgalka laga fuliyay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Darawiishra Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose Saraakiisha howlagalka hoggaamineysay ayaa sheegay in ay sigaar ah howlgalka uga fuliyeen degaannada,koban,Araare,Lafaha-ragga iyo Xero \u2013Shiid kuwaas oo dhamaantood u dhaw degaanka Buula \u2013Gaduud ee Gobalka Jubbada Hoose. Guddoomiyaha degaanka Buulo-Gaduud \u00a0Mahad Mataan Buulle oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442962","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442964,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442962\/revisions\/442964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}