{"id":442884,"date":"2021-04-07T10:31:49","date_gmt":"2021-04-07T10:31:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442884"},"modified":"2021-04-07T10:31:49","modified_gmt":"2021-04-07T10:31:49","slug":"taliska-ciidanka-xoogga-dalka-oo-ka-warbixiyay-howlgaladii-u-danbeeyay-ee-gobalka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-xoogga-dalka-oo-ka-warbixiyay-howlgaladii-u-danbeeyay-ee-gobalka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee gobalka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-General\u00a0 Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan ay ka wadeen qeybo ka mid ah gobalka Galgaduud ay guulo ka gareen.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay Al-Shabaab, ku jabiyeen dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay degaanka Labi dulle ee gobalka Galgaduud.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 21-aad ayaa la wareegay farriisimo horleh oo kooxdaha Khawaarijta Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaano dhanka Koofur kaga beegan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-General\u00a0 Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan ay ka wadeen qeybo ka mid ah gobalka Galgaduud ay guulo ka gareen. Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay Al-Shabaab, ku jabiyeen dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay degaanka Labi dulle ee gobalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442884","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442886,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442884\/revisions\/442886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}