{"id":442871,"date":"2021-04-07T13:09:56","date_gmt":"2021-04-07T13:09:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442871"},"modified":"2021-04-07T13:26:00","modified_gmt":"2021-04-07T13:26:00","slug":"madaxda-wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-oo-u-hambalyeeyay-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-oo-u-hambalyeeyay-ciidamada\/","title":{"rendered":"Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo u hambalyeeyay ciidamada Xoogga"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa\u00a0 boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay ka gaareen howlgal ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Galmudug<\/p>\n<p>\u201cGeesiyaasha naftood hurayaasha ah ee qaranka\u00a0 waxay saaka la wareegeen deegaanno hor leh oo ka tirsan Galgaduud ,waxaana \u00a0Maamulka iyo\u00a0 \u00a0shacabka gacanta ka geestay xoreynta goobahaas ay yihiin kuwo ku mahadsan , Waxaan Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan ka codsanayaa in CXDS ay ku garab istaagaan ciribtirka argagixisadda \u201c ayuu yiri Wasiirka Difaaca oo la hadlay Warbaahinta Qaranka.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga ayaa saaka barqadii la Wareegay Deegaanada Labi-dulle iyo Dhaban \u2013dhulkuheys oo ka tirsan Gaalgaduud,halkaasi oo hore gabbaad uga dhiganayeen argagixisadda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo Taliska Xoogga oo iskaashanaya ayaa wada qorshe ballaaran oo lagu ciribtiraayo argagixisadda Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa\u00a0 boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay ka gaareen howlgal ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Galmudug \u201cGeesiyaasha naftood hurayaasha ah ee qaranka\u00a0 waxay saaka la wareegeen deegaanno hor leh oo ka tirsan Galgaduud ,waxaana \u00a0Maamulka iyo\u00a0 \u00a0shacabka gacanta ka geestay xoreynta goobahaas ay yihiin kuwo ku mahadsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442871","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442871"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442871\/revisions\/442899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}