{"id":442855,"date":"2021-04-07T07:48:14","date_gmt":"2021-04-07T07:48:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442855"},"modified":"2021-04-07T07:48:14","modified_gmt":"2021-04-07T07:48:14","slug":"who-karoona-fayras-wuxuu-ku-dhacay-in-ka-badan-4-malyan-oo-qof-todobaad-gudihiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/who-karoona-fayras-wuxuu-ku-dhacay-in-ka-badan-4-malyan-oo-qof-todobaad-gudihiis\/","title":{"rendered":"WHO: Karoona Fayras wuxuu ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihiis"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda caafimaadka adduunka ayaa sheegtay in cudurka Karoona Fayras ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihiisa.<\/p>\n<p>Xogtaan ay hay\u2019adda baahisay ayaa tilamamaeysa in faafitaanka Karoona kordhay 5% laga soo billabo 29 Maarso ilaa 4-tii Abriil.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxey intaas ku dartay in 71,000 oo qof ay u dhimatay todobaadkii lasoo dhaafay taas oo muujineysa koror ah 11%<\/p>\n<p>Waxaa laga diiwaan geliyay qaaradda Yurub gudaheeda in Karoona ku dhacay in ka badan\u00a0 \u00a01.6 malyan oo qof isbuuc gudihiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda caafimaadka adduunka ayaa sheegtay in cudurka Karoona Fayras ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihiisa. Xogtaan ay hay\u2019adda baahisay ayaa tilamamaeysa in faafitaanka Karoona kordhay 5% laga soo billabo 29 Maarso ilaa 4-tii Abriil. Hay\u2019addu waxey intaas ku dartay in 71,000 oo qof ay u dhimatay todobaadkii lasoo dhaafay taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":442856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442855","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442857,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442855\/revisions\/442857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}