{"id":442850,"date":"2021-04-07T07:37:34","date_gmt":"2021-04-07T07:37:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442850"},"modified":"2021-04-07T07:51:21","modified_gmt":"2021-04-07T07:51:21","slug":"dad-ka-badan-4000-oo-24-saac-gudahood-u-dhintay-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dad-ka-badan-4000-oo-24-saac-gudahood-u-dhintay-covid-19\/","title":{"rendered":"Dad ka badan 4,000 oo 24 saac gudahood u dhintay COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda caafimaadka Brazil ayaa shaacisay, in 4,195 qof ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay guud ahaan dalkaasi, Wasaaraddu waxay sheegtay in tirada dhimashada ay sii kordheysay laga soo bilaabo bishii February ee sannadkaan.<\/p>\n<p>Faafista cudurkan ayaa sare u sii kaceysay dhowrki bilood ee lasoo dhaafay. Khubarrada caafimaadka Brazil ayaa arrintaasi ku sababeeyay, nuucyada cusub ee xanuunka oo soo badanaya iyo dadka oo aanan ku dadaalin kala fogaanshaha.<\/p>\n<p>kubarradu waxay saadaalinayaan in Brazil uu noqon doono dalka ugu dhimashada badan cudurka COVID-19 guud ahaan caalamka haddii ay xaaladda sidaan ku sii socoto.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa kaalinta koowaad kag jira marka laga hadlaayo dadka u dhintay Corona, waxana xanuunka ugu dhintay gudha Mareykanka \u00a0in ka badan 555,000 oo ruux, halka Brazil ay tirada dhimashada mareyso ku dhawaad 337,000 oo qof.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda caafimaadka Brazil ayaa shaacisay, in 4,195 qof ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay guud ahaan dalkaasi, Wasaaraddu waxay sheegtay in tirada dhimashada ay sii kordheysay laga soo bilaabo bishii February ee sannadkaan. Faafista cudurkan ayaa sare u sii kaceysay dhowrki bilood ee lasoo dhaafay. Khubarrada caafimaadka Brazil ayaa arrintaasi ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442850","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442850"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442854,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442850\/revisions\/442854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}