{"id":442710,"date":"2021-04-06T14:16:10","date_gmt":"2021-04-06T14:16:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442710"},"modified":"2021-04-06T14:16:10","modified_gmt":"2021-04-06T14:16:10","slug":"nabadoon-badal-waxaan-soo-jeedinayaa-in-madaxda-ay-xal-ka-gaaraan-khilaafaadka-arrimaha-doorashooyinka-dhageyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nabadoon-badal-waxaan-soo-jeedinayaa-in-madaxda-ay-xal-ka-gaaraan-khilaafaadka-arrimaha-doorashooyinka-dhageyso\/","title":{"rendered":"Nabadoon  Badal   \u201cWaxaan soo jeedinayaa in  Madaxda ay xal ka gaaraan khilaafaadka   Arrimaha Doorashooyinka\u201d Dhageyso"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Nabadoon Badal\u00a0 Jaamac\u00a0 Xirsi\u00a0 oo ka mid ah\u00a0\u00a0 Odayaasha\u00a0\u00a0 dhaqanka Soomaaliyeed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa\u00a0 ugu baaqay\u00a0\u00a0 Madaxda\u00a0 dawladda\u00a0\u00a0\u00a0 Soomaaliya\u00a0 iyo\u00a0 Dawlad Goboleedyada inay tanaasul\u00a0 u muujiyaan\u00a0 Shacabka Soomaaliyeed\u00a0 si dalka\u00a0 loo\u00a0 gaarsiiyo\u00a0 Doorasho xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Nabadoon\u00a0 Badal\u00a0 ayaa\u00a0 soo\u00a0 dhaweeyay\u00a0 Shirka\u00a0 Madaxda\u00a0 Soomaaliya\u00a0 uga socda magaalada\u00a0 Muqdisho iyo dadaallada\u00a0 ay hormuud ka tahay\u00a0 Dawladda\u00a0 Soomaaliya\u00a0\u00a0 ee ku aadan\u00a0 geeddi socdka arrimaha doorashooyinka iyo dhamaystirka heshiiskii 17 September\u00a0 ay gaareen dawladda\u00a0 Federaalka\u00a0 ah iyo dawladaha\u00a0 xubnaha\u00a0 ka ah, isagoo\u00a0 intaa ku daray\u00a0 in Madaxdu\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 heshiis\u00a0 ka\u00a0 gaaraan Arrimaha\u00a0 Doorashooyinka\u00a0 oo aysan Dalka\u00a0 u horseedin\u00a0 dib u dhac dambe .<\/p>\n<p>Hadalka\u00a0 Nabadoonka\u00a0 ayaa ku soo adaya, iyadoo\u00a0 magaalada Muqdisho\u00a0 uu ka socda\u00a0 Shirka Wadatashiga ee\u00a0 Dhamaystirka\u00a0 arrimaha\u00a0 doorashooyinka,\u00a0 lana filaayo\u00a0 in\u00a0 la sii ambaqaado wada xaajoodyada \u00a0u dhaxeeya\u00a0 Dawladda\u00a0 Soomaaliya iyo\u00a0 dawlad\u00a0\u00a0 goboleedyada\u00a0 iyo\u00a0 gobolka\u00a0\u00a0 Banaadir..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Nabadoon Badal\u00a0 Jaamac\u00a0 Xirsi\u00a0 oo ka mid ah\u00a0\u00a0 Odayaasha\u00a0\u00a0 dhaqanka Soomaaliyeed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa\u00a0 ugu baaqay\u00a0\u00a0 Madaxda\u00a0 dawladda\u00a0\u00a0\u00a0 Soomaaliya\u00a0 iyo\u00a0 Dawlad Goboleedyada inay tanaasul\u00a0 u muujiyaan\u00a0 Shacabka Soomaaliyeed\u00a0 si dalka\u00a0 loo\u00a0 gaarsiiyo\u00a0 Doorasho xor iyo xalaal ah. Nabadoon\u00a0 Badal\u00a0 ayaa\u00a0 soo\u00a0 dhaweeyay\u00a0 Shirka\u00a0 Madaxda\u00a0 Soomaaliya\u00a0 uga socda magaalada\u00a0 Muqdisho iyo dadaallada\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":442711,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442710","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442712,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442710\/revisions\/442712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}