{"id":442699,"date":"2021-04-06T14:14:37","date_gmt":"2021-04-06T14:14:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442699"},"modified":"2021-04-06T14:14:37","modified_gmt":"2021-04-06T14:14:37","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-booqatay-isbitaalka-dr-sumait-oo-lagula-tacaalo-bukaanadda-covid-19sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-booqatay-isbitaalka-dr-sumait-oo-lagula-tacaalo-bukaanadda-covid-19sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka oo booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo lagula tacaalo bukaanadda Covid-19+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaarada caafimaad ka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Dr Fowsiyo Abiikar nuur ayaa maanta booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo ka mid ah isbitaalada lagu latacaalo dadka uu haleelay covid 19.<\/p>\n<p>Wasiirada ayaa ugu mahac celisay Maamulka Isbitaalka, Jaamacada leh Isbitaalka iyo shaqaalaha ka shaqeynayay daaweynta Bulshada sida wanaagsan ee gurmadka dadka ay uga qeyb\u00a0 qaateen waqti ay xaaladu adkeyd.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiir Fowsiya ayaa kormeertay qeybaha kala duwan ee isbitaalka iyo goobaha talaalka lagu bixiyo, waxa ayna sheegtay in dowladdu ay markasta garab taagantahay maamulka Isbitaalka ee shaqada is xilqaanka ah u wada bulshada Soomaaliyeed, waxa kaloo ay sheegtay in Dr Sumait Hosbitaal uu meel fiican ugu soo baxay dowlada iyo bulshada Soomaaliyeed waqti bukaanada cudurku ku dhacay la la\u2019aa meel la geeyo isbitaalada dowladuna ay la ciir ciirayeen tirada bukaanada iyagoo maamulka isbitaalku go\u2019aansaday inay u badalaan xarum Covid 19 lagula tacaalo ayna abaal weyn uga hayaan Arrinkaas dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Agaasimaha isbitaalka Dr Maxamed Xuseen Asharaf ayaa uga mahad celiyay wasiirka booqashada iyo garab istaaga ay u muujisay shaqaalaha isbitaalka isagoo sheegay inay sii wadi doonaan shaqada ay bulshada u Haryaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-442700\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ddd44448-aafb-4c3f-aaeb-1d61cb085f5d-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-442701\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Sequence-37.00_01_47_16.Still001.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-442702\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Sequence-37.00_01_49_12.Still002.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-442703\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Sequence-37.00_01_54_24.Still003.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-442704\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Sequence-37.00_01_59_14.Still005.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-442705\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Sequence-37.00_03_26_04.Still004.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaarada caafimaad ka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Dr Fowsiyo Abiikar nuur ayaa maanta booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo ka mid ah isbitaalada lagu latacaalo dadka uu haleelay covid 19. Wasiirada ayaa ugu mahac celisay Maamulka Isbitaalka, Jaamacada leh Isbitaalka iyo shaqaalaha ka shaqeynayay daaweynta Bulshada sida wanaagsan ee gurmadka dadka ay uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":442703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442699","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442708,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442699\/revisions\/442708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}