{"id":442688,"date":"2021-04-06T11:08:58","date_gmt":"2021-04-06T11:08:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442688"},"modified":"2021-04-06T11:08:58","modified_gmt":"2021-04-06T11:08:58","slug":"tallaalka-covid-19-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-biloowday-magaalada-xuddur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tallaalka-covid-19-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-biloowday-magaalada-xuddur\/","title":{"rendered":"Tallaalka Covid-19 oo Maanta si rasmi ah uga biloowday Magaalada Xuddur."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ololaha Tallaalka Covid-19\u00a0 oo maanta laga daahfurey magaalada Xuddur waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed masuuliyiinta maamulka degmada Xuddur oo ugu horeeyo duqa magaalada Xuddur Maxamed Macalin, holwadeenada caafimaadka bahda saxaafada iyo waxgarad dahfurka Tallaalka ka soo qeybgalay ujeedada ay ubilaabeena ay tahay\u00a0 si bulshada inteeda kale ay ugu deydaan loona yareey khatarta caabuqa Covid-19.<\/p>\n<p>Daahfurka munaasabada tallaalka Covid-19\u00a0 \u00a0oo lagu qabtay isbitaalka degmada Xuddur waxa ka ka hadlay qaar ka mid ah holwadeenada caafimaadka oo sheegey in aysan waxyeelo laheyn talaalka bulshadana looga baahan yahay in ay qaataan.<\/p>\n<p>G\/kuxigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Bakool Yaxye Macalin Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin iyo Xildhibaan Xasan Ibraahim Lubuur oo talaalka lagu bilaabay ayaa bulshada faray inay qaataan tallaalka oo madaxda dalka ugu sareysa qaadatay<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-442692\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaka555-300x138.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaka555-300x138.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaka555-768x354.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaka555-696x321.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaka555-910x420.jpg 910w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaka555.jpg 1008w\" sizes=\"auto, (max-width: 717px) 100vw, 717px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-442691\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaalka11111-300x138.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaalka11111-300x138.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaalka11111-768x354.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaalka11111-696x321.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaalka11111.jpg 1008w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-442690\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/talaaka333333333-300x138.jpg\" alt=\"\" width=\"757\" height=\"251\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ololaha Tallaalka Covid-19\u00a0 oo maanta laga daahfurey magaalada Xuddur waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed masuuliyiinta maamulka degmada Xuddur oo ugu horeeyo duqa magaalada Xuddur Maxamed Macalin, holwadeenada caafimaadka bahda saxaafada iyo waxgarad dahfurka Tallaalka ka soo qeybgalay ujeedada ay ubilaabeena ay tahay\u00a0 si bulshada inteeda kale ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442693,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442688","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442694,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442688\/revisions\/442694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442693"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}