{"id":442607,"date":"2021-04-05T14:15:08","date_gmt":"2021-04-05T14:15:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442607"},"modified":"2021-04-05T14:15:31","modified_gmt":"2021-04-05T14:15:31","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-qatar-oo-kulan-la-qaatay-saraakiil-tababar-u-jooga-dalkaassi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-qatar-oo-kulan-la-qaatay-saraakiil-tababar-u-jooga-dalkaassi\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil Tababar u jooga dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya \u00a0u jooga Dalka Qatar Danjire\u00a0 Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya\u00a0 oo Tababar u jooga dalkaas.<\/p>\n<p>Safiirka oo uu la socday uqeybsanaa arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General Maxbuub Xasan \u00a0Cabaade ayaa kulan waxa ay la qaateen Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed \u00a0oo Tababar aqoon kororsi ah u joogay maalmihii la soo dhaafay Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qatar.<\/p>\n<p>Saraakiishaan oo soo dhameystay Tababarka aqoon kororsi ah ayaa lagu wadaa in ay dhawaan ku soo noqon doonna dalkooda ,iyagoo qeyb ka noqon doona ciidamada u taagan difaaca dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya \u00a0u jooga Dalka Qatar Danjire\u00a0 Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya\u00a0 oo Tababar u jooga dalkaas. Safiirka oo uu la socday uqeybsanaa arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General Maxbuub Xasan \u00a0Cabaade ayaa kulan waxa ay la qaateen Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442607","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442611,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442607\/revisions\/442611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}