{"id":442603,"date":"2021-04-05T14:03:09","date_gmt":"2021-04-05T14:03:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442603"},"modified":"2021-04-05T14:03:44","modified_gmt":"2021-04-05T14:03:44","slug":"madaxweyne-qoorqoor-oo-dib-ugu-labtay-ccaasimadda-galmudu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-qoorqoor-oo-dib-ugu-labtay-ccaasimadda-galmudu\/","title":{"rendered":"Madaxweyne QoorQoor oo \u00a0dib ugu labtay cCaasimadda Galmudug \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed cabdi kaariye \u201cQoorQoor\u201d oo mudooyinkan danbe howlo shaqo u joogay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Dalka ayaa dib ugu labtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>madaxweynaha oo mudo 44 cisho ah ku jiray howlo shaqo Waxaa la filayaa in uu Muqdisho ku soo laabto si uu qayb uga sii noqdo howlaha uu hormuudka ka ahaa ee isku soo dhaweynta dhinacyada isku diidan Siyaasadda iyo xal u helidda muranka Doorashada oo uu dhowr jeer gacan weyn ka geystay in lawada fariisiyo Dowladda iyo Mucaaradka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed cabdi kaariye \u201cQoorQoor\u201d oo mudooyinkan danbe howlo shaqo u joogay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Dalka ayaa dib ugu labtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. madaxweynaha oo mudo 44 cisho ah ku jiray howlo shaqo Waxaa la filayaa in uu Muqdisho ku soo laabto si uu qayb uga sii noqdo howlaha uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442603","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442603"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442606,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442603\/revisions\/442606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}