{"id":442577,"date":"2021-04-05T08:01:58","date_gmt":"2021-04-05T08:01:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442577"},"modified":"2021-04-05T11:11:53","modified_gmt":"2021-04-05T11:11:53","slug":"madaxweynaha-dowladda-goboleedka-galmudug-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-nabadoon-maxamed-aadan-rooble-xood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-dowladda-goboleedka-galmudug-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-nabadoon-maxamed-aadan-rooble-xood\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyey geerida Nabadoon Maxamed Aadan Rooble \u201cXood&#8221;"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha u naxariisto Nabadoon Maxamed Aadan Rooble \u201cXood\u201d oo saakay ku geeriyooday magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Marxuumka ayaa lagu xasuusan doonaa doorkii uu ku lahaa nabadeynta , dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska Galmdug loo dhanyahay , waxaana una ka mid ahaa nabadoonada ugu firfircoonaa Deegaanada Galmudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Alle ha u naxariisto Marxuum Maxamed Aadan Rooble \u201cXood\u201d oo maalmahan xanuunsanaa ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha u naxariisto Nabadoon Maxamed Aadan Rooble \u201cXood\u201d oo saakay ku geeriyooday magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Marxuumka ayaa lagu xasuusan doonaa doorkii uu ku lahaa nabadeynta , dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska Galmdug loo dhanyahay , waxaana una [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442577","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442577","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442577"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442594,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442577\/revisions\/442594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}