{"id":442553,"date":"2021-04-04T10:24:39","date_gmt":"2021-04-04T10:24:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442553"},"modified":"2021-04-04T10:24:39","modified_gmt":"2021-04-04T10:24:39","slug":"wasiir-beyle-waxaa-naga-goan-inaan-horumarino-wax-soo-saarka-iyo-fikrdaha-cusub-ee-dadkeena","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyle-waxaa-naga-goan-inaan-horumarino-wax-soo-saarka-iyo-fikrdaha-cusub-ee-dadkeena\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle: Waxaa naga go&#8217;an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdaha cusub ee dadkeena"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Abdi Sheikh oo ay ka wada hadleeyn dar-dargalinta dakhliga qeybaha Isgaarsiinta dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan maanta kulan muhiim ah Xafiiskayga kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Abdi Sheikh oo aan ka wada hadalnay dar-dargelinta dakhliga qeybaha Isgaarsiinta dalka, Waxaana naga go&#8217;an in aan horumarino wax soo saarka iyo fikradaha cusub ee wax tarka u leh dadkeena iyo dalkeena&#8221;. ayuu yiri Wasiir Beileh<\/p>\n<p>Sidookale Wasiirka ayaa sheegay in ay muhiimad gaar ah u leeyihiin isku xirka bulshada Hey&#8217;adaha Isgaarsiinta dalka\u00a0 kobcinta dhaqaalaha iyo sare uqaadidda Dakhliga gudaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-442555\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/bele11111111111111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"393\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/bele11111111111111-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/bele11111111111111-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/bele11111111111111-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/bele11111111111111-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/bele11111111111111.jpg 900w\" sizes=\"auto, (max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-442554\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/beleh22222-300x244.jpg\" alt=\"\" width=\"594\" height=\"259\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Abdi Sheikh oo ay ka wada hadleeyn dar-dargalinta dakhliga qeybaha Isgaarsiinta dalka. \u201cWaxa aan maanta kulan muhiim ah Xafiiskayga kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Abdi Sheikh oo aan ka wada hadalnay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442553","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442556,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442553\/revisions\/442556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}