{"id":442550,"date":"2021-04-04T09:33:38","date_gmt":"2021-04-04T09:33:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442550"},"modified":"2021-04-04T09:33:38","modified_gmt":"2021-04-04T09:33:38","slug":"guddoomiyaha-gobolka-mudug-oo-sheegay-in-dadka-uu-soo-ritay-covid-19-ay-u-dhimanayaan-oxygeen-laaan-ka-jirta-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-mudug-oo-sheegay-in-dadka-uu-soo-ritay-covid-19-ay-u-dhimanayaan-oxygeen-laaan-ka-jirta-gobolka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la\u2019aan ka jirta gobolka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la\u2019aan baahsan oo ka jirta gobolka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa ka deyriyey xaalada cafimaad ee bulshada ku dhaqan gobolka oo uu sheegay in aysan heli Karin Oxygeen ku filan , inkastoo uu xusay inay jiraan isbitaalo yaryar oo isku dayaya in ay la tacaalaan xaalada Covid-19 ee ka jirta Gobolka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in qeybo badan oo gobolka ah ay ka taagantahay xaalad abaareed oo baahsan , waxaana uu u xusay in ay wadaan dadaalo ayaga oo kaashanayo shacabka , isla markaana ay meelaha qaar ka sameynayaan biyo dhaamin.<\/p>\n<p>Cudurka Covid-19 oo ah cudur si deg deg ah ku faafo ayaa dhibaato lixaad leh ku haayo qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada dalka iyo Magaalda Caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la\u2019aan baahsan oo ka jirta gobolka. Gudoomiyaha ayaa ka deyriyey xaalada cafimaad ee bulshada ku dhaqan gobolka oo uu sheegay in aysan heli Karin Oxygeen ku filan , inkastoo uu xusay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442550","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442550"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442552,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442550\/revisions\/442552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}