{"id":442542,"date":"2021-04-04T08:16:53","date_gmt":"2021-04-04T08:16:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442542"},"modified":"2021-04-04T08:16:53","modified_gmt":"2021-04-04T08:16:53","slug":"maamulka-degmada-gaalkacyo-oo-wado-olole-lagu-soo-celinaayo-bilicda-magaalda-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-degmada-gaalkacyo-oo-wado-olole-lagu-soo-celinaayo-bilicda-magaalda-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Maamulka degmada Gaalkacyo oo wado olole lagu soo celinaayo bilicda magaalda Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho (SONNA):-Olalahan oo qeyb ka ahaa bur burinta dhismayaasha sharci darada ah oo uu maamulka dagmada Galkacyo ee\u00a0 Galmudug usoo bilaabay 6dii bishii maarso ee sanadkan ayaa saaka maamulka dagmada Galkacyo waxa ay ka sameeyeen xaafada Horseed ee magaalada Gaalkacyo.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Howlgalka bur burinta maanta ayaa intii uu socday waxaa lagu bur buriyay dhismayaal si sharci dara ah looga dhistay wadooyin ku yaalay xaafada Horseed iyadoo sidoo kalana lagu furay 4 wado oo xirnaa kuwaas oo dhibaatooyin dhanka marida ah lagu qabay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Gudoomiyaha xaafada horseed ee magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Axmed Cabdi Goobe ayaa intii ay socdeen howlgalada uga warbixiyay warbaahinta qaranka isagoo dhanka kalana shacabka faray in ay u hogaansamaan awaamiirta maamulka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Agaasimaha waaxda arimaha bulshada maamulka dagmada Gaalkacyo Muxyadiin Samatar Sheekeeye ayaa isna uga mahad celiyay shacabka galkacyo garab istaaga maamulka ee ku Aadan qorshaha hagaajinta iyo dib usoo celinta magaalada Gaalkacyo<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Sidoo kale Gudoomiyaha dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa intii uu socday howlgalka hagaajinta bilicda magaalada ayaa kormeeray sida ay usoo socoto howshu.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Olalahan oo qeyb ka ahaa bur burinta dhismayaasha sharci darada ah oo uu maamulka dagmada Galkacyo ee\u00a0 Galmudug usoo bilaabay 6dii bishii maarso ee sanadkan ayaa saaka maamulka dagmada Galkacyo waxa ay ka sameeyeen xaafada Horseed ee magaalada Gaalkacyo. Howlgalka bur burinta maanta ayaa intii uu socday waxaa lagu bur buriyay dhismayaal si sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442542","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442544,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442542\/revisions\/442544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}