{"id":442508,"date":"2021-04-03T15:20:19","date_gmt":"2021-04-03T15:20:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442508"},"modified":"2021-04-03T15:27:47","modified_gmt":"2021-04-03T15:27:47","slug":"waxa-hadda-soo-gebegeboobay-shirkii-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-illaa-saaka-900kii-subaxnimo-ka-socday-xarunta-ciidanka-cirka-ee-afisyooni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waxa-hadda-soo-gebegeboobay-shirkii-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-illaa-saaka-900kii-subaxnimo-ka-socday-xarunta-ciidanka-cirka-ee-afisyooni\/","title":{"rendered":"Shirka Gollaha wadatashiga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Waxa hadda soo gebegeboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo illaa saaka 9:00kii subaxnimo ka socday Xarunta Ciidanka Cirka ee Afisyooni.<\/p>\n<p>Shirka oo uu shirka guddoomiyeyna Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdulahi farmaajo, kana soo qayb-galeen dhamaan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Ayaa waxa lagaga wada hadlay dardar gelinta iyo hirgelinta doorashooyinka qaranka oo ay aasaas u yihiin heshiisyadii 17kii September iyo 16kii Febraayo.<\/p>\n<p>Shirka oo maanta si weyn looga dooday ajandayaasha shirarka dambe ee Golaha Wadatashiga iyo dardar gelinka doorashooyinka wuu sii socon doonaa waxaana la isugu soo laaban doonaa berri subax.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta JFS mudane Cismaan dubbe<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa hadda soo gebegeboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo illaa saaka 9:00kii subaxnimo ka socday Xarunta Ciidanka Cirka ee Afisyooni. Shirka oo uu shirka guddoomiyeyna Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdulahi farmaajo, kana soo qayb-galeen dhamaan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Ayaa waxa lagaga wada hadlay dardar gelinta iyo hirgelinta doorashooyinka qaranka oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":442509,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442508","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442508"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442513,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442508\/revisions\/442513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442509"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}