{"id":442488,"date":"2021-04-03T10:50:25","date_gmt":"2021-04-03T10:50:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442488"},"modified":"2021-04-03T12:57:54","modified_gmt":"2021-04-03T12:57:54","slug":"kaaliyaha-agaasimaha-sirdoonka-milatariga-ciraaq-oo-ka-badbaaday-isku-day-dil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kaaliyaha-agaasimaha-sirdoonka-milatariga-ciraaq-oo-ka-badbaaday-isku-day-dil\/","title":{"rendered":"Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdisho (SONNA):-Sida ay soo werisay wakaaladda wararka\u00a0 Ciraaq, laamabaha amnigana ay xaqiijiyeen, Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga ee Wasaaradda Difaaca Ciraaq, Sarreeye Guuto Sayid Al-Maksuusi, ayaa ka badbaaday isku day dil oo ka dhacay agagaarka Buundada Diyala ee\u00a0 koonfurta Baqdaad.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; text-align: start; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Dhanka kale, warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in seddex gaari oo nooca \u201cSalvador\u201d ah ay weerareen Al-Maksuusi xilli uu ka soo laabtay gobolka Waasid.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; text-align: start; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidanka nabadgalyada ay qabteen mid ka mid ah xubnahii isku xerka iyo abaabulka u qaabilsanaa kooxda weerarka geysatay \u00a0iyo seddex ka mid ah dableeydii weerarka soo qaaday.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; text-align: start; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Weerarkan ayaa yimid \u00a0xilli Ciraaq ay wali la dalai dhaceeyso dhibatooyin dhanka amaanka ah, in kasta oo ay socdaan olole amni oo joogto ah oo lagu doonayo in meesha looga saaro Kooxaha arga-gixisada ah ee ka dagaalamo dalkaas.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Sida ay soo werisay wakaaladda wararka\u00a0 Ciraaq, laamabaha amnigana ay xaqiijiyeen, Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga ee Wasaaradda Difaaca Ciraaq, Sarreeye Guuto Sayid Al-Maksuusi, ayaa ka badbaaday isku day dil oo ka dhacay agagaarka Buundada Diyala ee\u00a0 koonfurta Baqdaad. Dhanka kale, warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in seddex gaari oo nooca \u201cSalvador\u201d ah ay weerareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":442489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442488","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442488"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442499,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442488\/revisions\/442499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}