{"id":442473,"date":"2021-04-03T12:52:31","date_gmt":"2021-04-03T12:52:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442473"},"modified":"2021-04-03T12:53:34","modified_gmt":"2021-04-03T12:53:34","slug":"booliiska-bari-oo-gacantaku-dhigay-rag-geystay-fal-dhaawac-ah-iyodhac-gaari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliiska-bari-oo-gacantaku-dhigay-rag-geystay-fal-dhaawac-ah-iyodhac-gaari\/","title":{"rendered":"Boliiska Bari oo gacantaku dhigay rag geystay fal dhaawac ah iyo dhac Gaari"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G\/Sare Xuseen Cali Maxamuud\u00a0 ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay ku guuleysteen soo qabashada Rag buracad ah oo dhaawac iyo dhacba\u00a0 u geeystay qof shacab ah oo kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta Goabalka Bari,.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska ayaa howlagalo sacadihii la soo dhaafay ay ka sameyeen duleedka magaalada Boosaaso ku soo qabtay laba nin oo burcad ah iyo gaari nooca raaxada ah oo ka diiwaan gashanaa dowladda hoose ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa tilmaamay in labadan nin\u00a0 ee la soo qabtay ay xiran yihiin islamarakana ay ku\u00a0 socdaan baaritaano dheraad ah, waxaana goobta Gaariga ay ku soo bandhigayeen ciidamada Booliska goobjoog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Booliska gobalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G\/Sare Xuseen Cali Maxamuud\u00a0 ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay ku guuleysteen soo qabashada Rag buracad ah oo dhaawac iyo dhacba\u00a0 u geeystay qof shacab ah oo kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta Goabalka Bari,. Ciidamada Booliska ayaa howlagalo sacadihii la soo dhaafay ay ka sameyeen duleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442473","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442473"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442498,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442473\/revisions\/442498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}