{"id":442428,"date":"2021-04-02T07:40:10","date_gmt":"2021-04-02T07:40:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442428"},"modified":"2021-04-02T07:40:10","modified_gmt":"2021-04-02T07:40:10","slug":"ciidanka-ammaanka-puntland-oo-gacanta-ku-dhigay-koox-lagu-eedeeyay-dil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-ammaanka-puntland-oo-gacanta-ku-dhigay-koox-lagu-eedeeyay-dil\/","title":{"rendered":"Ciidanka Ammaanka Puntland oo gacanta ku dhigay koox lagu eedeeyay dil"},"content":{"rendered":"<p>Cidamada Ammaanka Puntlan ayaa gacanta ku dhiigay koox ka dambeysay dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo lala beegsaday Sarkaal ka tirsanaa laanta dambi barista ee gobolka Mudug .<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay sidoo kale wadaan baaritaanno laga fulinayo xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ka codsaday waalidiinta \u00a0in ay Laamaha Amniga la wadaagaan xogaha khuseeya amniga,isla markaana gacan ka geystaan sugidda xasiloonida gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cidamada Ammaanka Puntlan ayaa gacanta ku dhiigay koox ka dambeysay dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo lala beegsaday Sarkaal ka tirsanaa laanta dambi barista ee gobolka Mudug . Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay sidoo kale wadaan baaritaanno laga fulinayo xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442428","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442428"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442430,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442428\/revisions\/442430"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}