{"id":442335,"date":"2021-03-31T14:59:03","date_gmt":"2021-03-31T14:59:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442335"},"modified":"2021-03-31T14:59:03","modified_gmt":"2021-03-31T14:59:03","slug":"wasiirka-cadaaladda-oo-la-kulmay-danjiraha-ingiriiska-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-oo-la-kulmay-danjiraha-ingiriiska-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan\u00a0 la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster OBE oo ay ka wada hadleen horumarinta arrimaha Garsoorka iyo Cadaaladda.<\/p>\n<p>\u201cSharaf ayey ii aheed inaan maanta la kulmo Danjiraha cusub ee Boqortooyada Ingisiiska<br \/>\nMarwo Kate Foster OBE, waxaan ka wada hadalney horumarinta arimaha Garsoorka iyo Cadaaladda\u201d. Ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiqaadir ayaa xusay in Boqortooyada Ingiriisku ay dowr muuqda ka qaadato dib u dhiska dalkeenna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan\u00a0 la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster OBE oo ay ka wada hadleen horumarinta arrimaha Garsoorka iyo Cadaaladda. \u201cSharaf ayey ii aheed inaan maanta la kulmo Danjiraha cusub ee Boqortooyada Ingisiiska Marwo Kate Foster OBE, waxaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":442336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442335","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442335\/revisions\/442337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}