{"id":442320,"date":"2021-03-31T14:17:30","date_gmt":"2021-03-31T14:17:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442320"},"modified":"2021-03-31T14:17:30","modified_gmt":"2021-03-31T14:17:30","slug":"raiisal-wasaarihii-hore-ee-masar-oo-geeriyooday-isagoo-88-jir-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaarihii-hore-ee-masar-oo-geeriyooday-isagoo-88-jir-ah\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday isagoo 88 jir ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Masar.(SONNA):- <\/strong>Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa u geeriyooday xanuun uu qabay muddadii u danbeysay, isagoo 88 jir ah sida ay sheegtay warbaahinta Masar.<\/p>\n<p>Al-Jansuuri ayaa xilka ra\u2019iisal wasaarinimo ee dalka Masar soo qabtay laba jeer oo kala ahaa 1996 ilaa 1999 iyo 2011 ilaa 2012.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Masar Cabdifataax al-Siisii ayaa ka tacsiyeey geerida ra\u2019iisala wasaaaraha, isagoo ku amaanay howlihii uu soo qabtay intuu hoggaanka dalkaas ka mid ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masar.(SONNA):- Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira. Ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa u geeriyooday xanuun uu qabay muddadii u danbeysay, isagoo 88 jir ah sida ay sheegtay warbaahinta Masar. Al-Jansuuri ayaa xilka ra\u2019iisal wasaarinimo ee dalka Masar soo qabtay laba jeer oo kala ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":442321,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442320","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442320\/revisions\/442322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}