{"id":442299,"date":"2021-03-31T10:16:49","date_gmt":"2021-03-31T10:16:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442299"},"modified":"2021-03-31T10:16:49","modified_gmt":"2021-03-31T10:16:49","slug":"xubno-ka-socday-heyadda-who-oo-manta-kormeeray-cisbitaalka-martiini","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-socday-heyadda-who-oo-manta-kormeeray-cisbitaalka-martiini\/","title":{"rendered":"Xubno ka socday Hey\u2019adda WHO oo manta kormeeray Cisbitaalka Martiini"},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka Hay&#8217;ada Caafimaadka aduunka WHO u qaabilsan Somaaliya Dr Malik iyo xubni sare oo ka socda WHO ayaa maanta booqday isbitaalka Demartino ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxay u kuur galeen shaqada isbitaalka ka socoto guud ahaan gaar ahaan howlaha talaalka , Bukaanada isbitaalka jiifa iyo daryeelka uu isbitaalka ku bixiyo adeegyada Caafimaadka ee la tacaalidda COVID 19<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Hay&#8217;ada Caafimaadka aduunka WHO u qaabilsan Somaaliya Dr Malik iyo xubni sare oo ka socda WHO ayaa maanta booqday isbitaalka Demartino ee Magaalada Muqdisho. Waxay u kuur galeen shaqada isbitaalka ka socoto guud ahaan gaar ahaan howlaha talaalka , Bukaanada isbitaalka jiifa iyo daryeelka uu isbitaalka ku bixiyo adeegyada Caafimaadka ee la tacaalidda COVID [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442300,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442299","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442299"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442301,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442299\/revisions\/442301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}