{"id":442298,"date":"2021-03-31T10:33:22","date_gmt":"2021-03-31T10:33:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442298"},"modified":"2021-03-31T10:46:51","modified_gmt":"2021-03-31T10:46:51","slug":"kullanka-golaha-shacabka-oo-furmay-iyo-goaankii-15-ka-mudane-laga-gaaray-oo-dhaqan-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kullanka-golaha-shacabka-oo-furmay-iyo-goaankii-15-ka-mudane-laga-gaaray-oo-dhaqan-galay\/","title":{"rendered":"Kullanka Golaha Shacabka oo furmay, iyo go&#8217;aankii 15-ka Mudane laga gaaray oo dhaqan galay"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA)-Kullanka Golaha Shacabka Barlamanka Federal-ka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah furmay, waxa uuna si habsami leh uga socda Xarunta Villa-Hargeysa, iyagoona ku guda jira Ajendiyaasha hormarinta leh.<\/p>\n<p>Ajendiyaasha horyaala ayaa kala ahaa:- Cudurka Saf marka ah ee Covid19, u Codeynta Laba Xubnood oo Guddiga M\/B ee Xuduudaha iyo U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka.<\/p>\n<p>Golaha ayaa ansixiyey labada xubnood ee ka qayb noqonaya guddiga Madax-banaan ee Xaduudaha halka Wasiirka Caafimaadka, Marwo Fawsiya Abiikar Nor ay ka dhageysteen warbixin ku saabsan xaalada cudurka Corona.<\/p>\n<p>Waxana xiga waa qodobka 3-aad ee Ajendahooda ee Sharciga Qaxootiga Qaranka.<\/p>\n<p>Waxaa\u00a0 dhaqan galay in 15-kii Xubnood ee Baarlamanka uu guddoonka ka maanacay in ay ka qaby galaan kullamada golaha, uu go&#8217;aankaas dhaqan galay oo aanay qayb galin maanta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Kullanka Golaha Shacabka Barlamanka Federal-ka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah furmay, waxa uuna si habsami leh uga socda Xarunta Villa-Hargeysa, iyagoona ku guda jira Ajendiyaasha hormarinta leh. Ajendiyaasha horyaala ayaa kala ahaa:- Cudurka Saf marka ah ee Covid19, u Codeynta Laba Xubnood oo Guddiga M\/B ee Xuduudaha iyo U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka. Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":442303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442298","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442298"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442298\/revisions\/442307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}