{"id":442241,"date":"2021-03-30T09:31:47","date_gmt":"2021-03-30T09:31:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442241"},"modified":"2021-03-30T09:31:47","modified_gmt":"2021-03-30T09:31:47","slug":"madaxweynaha-tanzania-oo-u-magacaawday-wasiirkii-maaliyadda-madaxweyne-ku-xigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-tanzania-oo-u-magacaawday-wasiirkii-maaliyadda-madaxweyne-ku-xigeen\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Tanzania oo u magacaawday wasiirkii maaliyadda madaxweyne ku xigeen"},"content":{"rendered":"<p><strong>Tanzania.(SONNA):-\u00a0<\/strong>Madaxweynaha Tanzania Saamiya Suluhu Xasan ayaa u magacaawday \u00a0wasiirka maaliyadda Dr Philip Mpango, inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka cusub ee dalkaas.<\/p>\n<p>Dr Philip Mpango ayaa u baahan inuu helo kalsoonida Baarlamaanka dalkaas 50% si uu u noqdo madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzania.<\/p>\n<p>Dr Philip Mpango oo 63 jir ah ayaa ahaa wasiirka maaliyadda iyo qorsheynta ee dalkaas tan iyo 2015, wuxuuna hore la taliye uga soo noqday xafiiska madaxweynaha iyo hey\u2019adaha dhaqaalaha ee dalkaas<\/p>\n<p>Dr Philip Mpango ayaa sidoo kale bare kasoo noqday Jamaacadda Daaru Salaam.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tanzania.(SONNA):-\u00a0Madaxweynaha Tanzania Saamiya Suluhu Xasan ayaa u magacaawday \u00a0wasiirka maaliyadda Dr Philip Mpango, inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka cusub ee dalkaas. Dr Philip Mpango ayaa u baahan inuu helo kalsoonida Baarlamaanka dalkaas 50% si uu u noqdo madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzania. Dr Philip Mpango oo 63 jir ah ayaa ahaa wasiirka maaliyadda iyo qorsheynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":442244,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442241","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-siyaasadda","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442245,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442241\/revisions\/442245"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}