{"id":442140,"date":"2021-03-29T08:32:00","date_gmt":"2021-03-29T08:32:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442140"},"modified":"2021-03-29T08:32:00","modified_gmt":"2021-03-29T08:32:00","slug":"obama-ayeeyadiis-oo-ku-geeriyootay-galbeedka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/obama-ayeeyadiis-oo-ku-geeriyootay-galbeedka-kenya\/","title":{"rendered":"Obama ayeeyadiis oo ku geeriyootay galbeedka Kenya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Kenya.(SONNA):- <\/strong>Sarah Obama oo ah ayeeyada madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ku geeriyootay dalka Kenya iyadoo 99 jir ah.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah qoyskeeda ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Sarah Obama ku geeriyootay maanta oo Isniin isbitaal ku yaal galbeedka Kenya.<\/p>\n<p>Marxuumadda ayaa lagu wadaa in isla maanta lagu \u00a0aaso tuulada Kogelo ee galbeedka dalkaas.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Kenya ahna hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa ka tacsiyeeyay geerida Sarah Obama isagoo ku tilmaamay inay astaan u eheed haweenka Afrikaanka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya.(SONNA):- Sarah Obama oo ah ayeeyada madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ku geeriyootay dalka Kenya iyadoo 99 jir ah. Qaar ka mid ah qoyskeeda ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Sarah Obama ku geeriyootay maanta oo Isniin isbitaal ku yaal galbeedka Kenya. Marxuumadda ayaa lagu wadaa in isla maanta lagu \u00a0aaso tuulada Kogelo ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":442142,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-siyaasadda","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442148,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442140\/revisions\/442148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}