{"id":442121,"date":"2021-03-28T18:49:01","date_gmt":"2021-03-28T18:49:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442121"},"modified":"2021-03-28T18:50:21","modified_gmt":"2021-03-28T18:50:21","slug":"goobahan-ayaad-ka-heli-kartaa-talaalka-ka-hortaga-covid19-haddii-aad-ku-sugan-tahay-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/goobahan-ayaad-ka-heli-kartaa-talaalka-ka-hortaga-covid19-haddii-aad-ku-sugan-tahay-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Goobahan ayaad ka heli kartaa talaalka ka hortaga COVID19 haddii aad ku sugan tahay Gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda waxey dadweynaha ku nool magaaladda Mogadishu la wadaagaysaa Goobaha Caafimaad ee laga heli karo Tallaalka Ka hortaga Covid-19 ee\u00a0 dhaaman dagmooyinka Gobolka Banadir.<\/p>\n<p>Waxaan sidoo kale bulshada ku wargelinaynaa In Tallaalka COVID-19 uu yahay lacag la\u2019aan. Waxaa mudnaanta hore la siin doona\u00a0 dhamaan shaqaalaha safka hore sida\u00a0 Shaqaalaha Caafimaad, Macalimiinta, Booliiska, iyo Dowladda Hoose iyo dadka weyn ee da\u2019da 50 ka iyo wixii ka sareeya.<\/p>\n<p>Hadii aadan ku jirin dadka kor lagu xusay ee mudnaanta koowaad leh, fadlan dulqaado inta lag gaarayo xiligaaga maadaama dadka mudnaanta 1aad lasiiyay ay yahiin kuwa ugu nugul in xanuunku haleelo.<\/p>\n<p>Tallaalka waxaad ka heli kartaan goobaha caafimaad ee ku qoran shaxda hoose, kuwaas oo shaqeynaayo 7.00 am \u2013 3.30 pm, sabti ilaa iyo khamiis.<\/p>\n<p>Fadlan iska diiwaangeli ka na qaado tallaalka xarunta kugu dhow ee degmada aad ku nooshahay. Waxii faahfaahin dheeraad ah, fadlan la xiriir lambarka 449 ama 466 ee xarunta wacitaanka degdeg ah ee gurmadka COVID-19.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-442122\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-1-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-1-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-1-791x1024.jpg 791w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-1-768x995.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-1-696x901.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-1-324x420.jpg 324w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-1.jpg 834w\" sizes=\"auto, (max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-442123\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-2-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-2-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-2-791x1024.jpg 791w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-2-768x995.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-2-696x901.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-2-324x420.jpg 324w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Talaalka-2.jpg 834w\" sizes=\"auto, (max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda waxey dadweynaha ku nool magaaladda Mogadishu la wadaagaysaa Goobaha Caafimaad ee laga heli karo Tallaalka Ka hortaga Covid-19 ee\u00a0 dhaaman dagmooyinka Gobolka Banadir. Waxaan sidoo kale bulshada ku wargelinaynaa In Tallaalka COVID-19 uu yahay lacag la\u2019aan. Waxaa mudnaanta hore la siin doona\u00a0 dhamaan shaqaalaha safka hore sida\u00a0 Shaqaalaha Caafimaad, Macalimiinta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":442124,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442121","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442121"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442125,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442121\/revisions\/442125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}