{"id":442118,"date":"2021-03-28T16:31:33","date_gmt":"2021-03-28T16:31:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442118"},"modified":"2021-03-28T16:31:33","modified_gmt":"2021-03-28T16:31:33","slug":"dowlada-soomaaliya-ayaa-maanta-daah-furtay-istaraajiyada-qaran-ee-xalka-waara-taa-oo-wax-looga-qabanayo-arimaha-barakacayaasha-afarta-sano-ee-soo-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlada-soomaaliya-ayaa-maanta-daah-furtay-istaraajiyada-qaran-ee-xalka-waara-taa-oo-wax-looga-qabanayo-arimaha-barakacayaasha-afarta-sano-ee-soo-socota\/","title":{"rendered":"Dowlada Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay Istaraajiyada Qaran ee Xalka \u2013waara taa oo wax looga qabanayo arimaha Barakacayaasha afarta sano ee soo socota."},"content":{"rendered":"<p>Munaasabada Daah-furka oo ahayd mid fogaan araga \u201cZoom\u201d ayaa\u00a0 lagu soo bandhigay Istiraatiijiyadda Qaranka ee Xalka Waara (NDSS).<\/p>\n<p>Istiraatiijiyadaan ayaa ahmiyad weyn siinaysa sidii wax looga qaban lahaa barakaca daba-dheeraaday iyo sidii Xal-waara loogu heli lahaa dadka barakacu saameeyay ee ay ka mid yihiin barakacayaasha gudaha iyo qaxootiga soo guryo noqday.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, qaar ka mid ah Wasiirada\u00a0 Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,\u00a0 kooxda Farsadamada Wasaaraddaha Dowlada Federaalka, Dowlad gobaleedyada, Maamulka Gobalka Banaadir, Beesha Caalamka, Bulshad Rayidka iyo Ganacstada.<\/p>\n<p><em>Wasiirka Wasaarada Qorsheynta<\/em>, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka warbixiyay qorshaha\u00a0Xal-waara ee afarta sano ee soo socota lagu meeleynayo barakacayaasha.<\/p>\n<p>\u201c Guul weyn ayey u tahay umadda Soomaaliyeed iyo dowladdooda sababtoo ah siyaasadda Xalka-waara horaa loo sameeyay, tana waa istiraatiijiyaddii lagu fulin lahaa siyaasaddaas. Waddanka waxaa jooga hay\u2019addo ciiddaa ka badan oo kuligood ka shaqeeya arimaha barakacayaasha iyo qoxootiga, inta badan waan leeyihiin siyaasaddii barakacayaasha, laakiin istiraatiijiyaddii xal waara loogu heli lahaa ayaa ka maqneyd, tiina waa tan, hadda wixii ka danbeeya waxaan ka rabnaa in ay raacaan istiraatiijiyaddaas\u201d ayuu yiri Wasiir Jamaal.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Wakiilka QM ee Soomalaiya Adam Abdulmoula\u00a0 ayaa ku bogaadiyay Wasaaradda Qorsheynta diyaarinta Istaraajiyadan oo saameyn muuqato ku yeelan doonta xalinta mushkilida 2.6 millyan oo baracyaal ku ah gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Istiraatiijiyaddan waxa ay diiradda saaraysaa sidii Xal-waara loogu heli lahaa afarta sano ee soo socoto Arrimaha Barakacyaasha iyo qaxootiga soo guryo noqanayo ayna helaan xuquuqda asaasiga ah ee Muwaadinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabada Daah-furka oo ahayd mid fogaan araga \u201cZoom\u201d ayaa\u00a0 lagu soo bandhigay Istiraatiijiyadda Qaranka ee Xalka Waara (NDSS). Istiraatiijiyadaan ayaa ahmiyad weyn siinaysa sidii wax looga qaban lahaa barakaca daba-dheeraaday iyo sidii Xal-waara loogu heli lahaa dadka barakacu saameeyay ee ay ka mid yihiin barakacayaasha gudaha iyo qaxootiga soo guryo noqday. Kulankan ayaa waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":442119,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442118","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442120,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442118\/revisions\/442120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}