{"id":442084,"date":"2021-03-27T18:08:30","date_gmt":"2021-03-27T18:08:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442084"},"modified":"2021-03-27T18:20:31","modified_gmt":"2021-03-27T18:20:31","slug":"madaxda-dowladda-federaalka-soomaaliya-ka-tacsiyeeyay-geerida-gen-ismaaciil-axmed-ismaaciil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-dowladda-federaalka-soomaaliya-ka-tacsiyeeyay-geerida-gen-ismaaciil-axmed-ismaaciil\/","title":{"rendered":"Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Gen. Ismaaciil Axmed Ismaaciil."},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Sare ee dalka ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Ismaaciil Axmed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Ka tacsiyeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed \u00a0Marxuum Ismaaciil Axmed ismaaciil.<\/p>\n<p>Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa Sheegay in Ismaaciil Axmed Ismaaciil uu ahaa Aasaasihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed dhisayna Ciidanka Tayadiisa iyo Cudadiisaba.<\/p>\n<p>\u201cIsmaaciil Axmed ismaaciil Waxaa la dhihi Karaa Aabihii Ciidanka Asluubta\u201d ayuu yiri Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray Qoyska Marxuumka, Ciidanka Asluubta iyo dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan qoyskiisa, ehelkiisa, asxaabtiisii, gaar ahaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kana mid ahaa aas-aaseyaashii Ciidanka Asluubta Gen. Ismaaciil Axmed Ismaaciil. \u201c<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhankiisa, Ra,iisul wasaare ku-xigeenka Dalka ayaa isna ka tacsiyeeyay\u00a0 geerida taliyihii hore Ciidanka asluubta Gen. Ismaciil Axmed Ismaciil, waxa uuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cInnaa lillaahi wa innaa illayhi Raajicuun. Waxaan halkan tacsi uga dirayaa Qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaah ha u naxariistee Jeneraal Ismaaciil Axmed Ismaaciil. Waxaan Allaah uga baryayaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Sare ee dalka ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Ismaaciil Axmed. Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Ka tacsiyeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed \u00a0Marxuum Ismaaciil Axmed ismaaciil. Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa Sheegay in Ismaaciil Axmed Ismaaciil uu ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":442086,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442084","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442084"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442088,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442084\/revisions\/442088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}