{"id":442064,"date":"2021-03-27T12:23:22","date_gmt":"2021-03-27T12:23:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442064"},"modified":"2021-03-27T12:23:22","modified_gmt":"2021-03-27T12:23:22","slug":"wasiirada-maaliyadda-iyo-qorsheynta-oo-ka-wada-hadlay-arrimo-ku-saabsan-shaqo-abuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirada-maaliyadda-iyo-qorsheynta-oo-ka-wada-hadlay-arrimo-ku-saabsan-shaqo-abuurka\/","title":{"rendered":"Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta oo ka wada hadlay arrimo ku saabsan shaqo abuurka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, C\/raxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka wada hadlay ahmiyadda ay leedahay mudnaansiinta maalgelinta barnaamijka horumarinta qorshaha qaranka ee 9-aad.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda Dr. Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ka go\u2019an tahay ka hor tagga dhibaatooyinka bulshada ka hor imaan kara sidoo kalena loo baahan yahay in shaqooyin loo abuuro dhalinyarada.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa la kulmay wasiirka qorsheynta mudane Jamaal Maxamed Xasa waxa aan ka wada hadalnay mudnaanta maalgelinta ee uu leeyahay barnaamijka horumarinta qorshaha qaranka ee 9- aad. (UDP9)\u201d ayuu yiri wasiir Beyle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, C\/raxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka wada hadlay ahmiyadda ay leedahay mudnaansiinta maalgelinta barnaamijka horumarinta qorshaha qaranka ee 9-aad. Wasiirka maaliyadda Dr. Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ka go\u2019an tahay ka hor tagga dhibaatooyinka bulshada ka hor imaan kara sidoo kalena loo baahan yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442065,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442064","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442066,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442064\/revisions\/442066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}