{"id":442025,"date":"2021-03-26T13:32:47","date_gmt":"2021-03-26T13:32:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442025"},"modified":"2021-03-27T06:54:42","modified_gmt":"2021-03-27T06:54:42","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-xarigga-ka-jartay-xarun-caafimaad-oo-laga-horgeliyay-beladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-xarigga-ka-jartay-xarun-caafimaad-oo-laga-horgeliyay-beladweyne\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka oo xarigga ka jartay xarun caafimaad oo laga hirgeliyay Beledweyne\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabadda xarigga looga jarayay xarunta cusub ee Caafimaadka ayaa waxaa goob jooga ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeele Muxyadiin Mukhtaar Macalin, Duqa Magaalada Beladweyne Nadar Tabaax Maalin, Madaxa Xafiiska Qatar Charity ee Soomaaliya Cabdiiuur Xaaji Cali Mursal.<\/p>\n<p>Ugu horayn Madaxa Xafiiska Qatar Charity ee Soomaaliya Cabdinuur Xaaji Cali Mursal ayaa tilmaamay in Xarunta ay Maanta Xariga ka jarayaan ay macno way ugu fadhido reer Beladweyne, baahi wayna loo qabay in laga hirgaliyo goobtan, waxaana uu intaa ku daray in xarunta ay bixin doonta adeeg dhanka caafimaadka ah, uuna maalgaliyay qof reer Qatar ah oon waxba ka aqoonin Beladweyne\u00a0 iyo meesha ay ku taal, lakiin muhumada uu kalahaa ay tahay in ay ku badbaadaan Dadka Soomaaliyeed ee baahida u qabo adeeg Caafimaad.<\/p>\n<p>Duqa Magaalda Beladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa boogaadisay howlaha Hay\u2019adda Qatar Charity ka hayso Soomaaliya iyadoo tilmaantay in Xarunta ay baahi wayn u qabeen dadka deegaanka,\u00a0 ayna rajaynayaan in ay wax badan ka jawaabi doonta baahiyiha Caafimaad ee ka taagnaa Gobolka.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeele Muxyadiin Mukhtaar Macalin ayaa hadal uu munaasbadda ka jeediyay ku sheegay ahmiyadda ay leedahay Xaruntan oo kale oo si gaar ah loogu shaqaynayo Hooyada iyo Dhallaanka, kuwaas oo ah qaybaha aadka ugu nugul cudurada,<\/p>\n<p>\u201cBaahida caafimaad ma ahan mid Beladweyne ku kooban ee dhamaan degmooyinka Dowalad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa ka midaysan, sidaas darted waxaan ka rajaynyanaa Qatar Charity iyo Wasaaradda Caafimaadka Heer Federaal inay gacan nagu sii siiyaan ka jawaabidda baahiyaha caafimaad.\u201d Ayuu yiri Muxyadiin.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii Wasiirka Wasaaradda Caafimaada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa uga mahadcelisay Hay\u2019adda Qatar Charity howlaha balaaran ay ka hayso Soomaaliya, iyadoo si gaar ah duco iyo Mahad u jeedisay Sama falaha Qatar ee sababta u ahaa in mashruucan hirgal,\u00a0 iskana lahaa Lacagtii lagu dhisay Xaruntan.<\/p>\n<p>Wasiirks ayaa sidoo kale tilmaamtay in Magaalada Beladweyne ay baahi wayn u qabto Xarumo noocan oo kale , si loo wajaho dhibaatada caafimaad darri ee ka dhalata fatahaadda joogtada ah ee uu sameeyo Wabiga Shabeelle.<\/p>\n<p>Xarunta ayaa waxay ka koobantahay Rug Caafimaad oo ka kooban 10 Qol iyo Masjid loogu talagalay inay ku tuktaan ku dhawaad 500 oo qof.<\/p>\n<p>Ma ahan ma arkii ugu horaysay ee hay\u2019adda Qatar Charity ka hirgaliso Xarun Caafimaad gudaha Soomaaliya, iyadoo horay Xarumo Caafimaad uga hiragliya magaalooyinka Muqdisho , Baydhabo, Buur-Hakaba, Kismaayo, Beld-Xaawo, Afgooye, Balcad, Gaalkacyo, Caabudwaaq, tuulada Dalsan ee Gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabadda xarigga looga jarayay xarunta cusub ee Caafimaadka ayaa waxaa goob jooga ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeele Muxyadiin Mukhtaar Macalin, Duqa Magaalada Beladweyne Nadar Tabaax Maalin, Madaxa Xafiiska Qatar Charity ee Soomaaliya Cabdiiuur Xaaji Cali Mursal. Ugu horayn Madaxa Xafiiska Qatar Charity ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":442026,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442025","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442025"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442036,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442025\/revisions\/442036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}